QaxootiQaxooti
Xasuusaha qaxii ka dhashay dagaalkii sokeeye ee soomaaliy ee 1991
Somali
Title rated 0 out of 5 stars, based on 0 ratings(0 ratings)
Book, 2023
Current format, Book, 2023, , Available .Book, 2023
Current format, Book, 2023, , Available . Offered in 0 more formats"Buuggani wuxuu dabo socdaa buugga Kalahaadkii Muqdisho. Waa buug ka warramaya dhibaatooyinkii ka dhashay dagaaalkii 1991-kii ka qarxay Muqdisho iyo barakacii baahsanaa ee ku dhacay dadka Soomaaliyeed. Wuxuu ka hadlayaa dadkii dagaalku kala firdhiyay dalka gudihiisa dhibaatooyinka ku habsaday iyo kuwii dalka dibaddiisa u baxay jahawareerka ku dhacay. Buugga oo akhristaha dhul badan marinaya, wuxuu sheegayaa dadkii qaxayay halganka ay galeen si ay naftooda u badbaadiyaan. Dadku waxay meelo bad an kala kulmeen xarig, dil iyo faquuq, kuwo badannina naftooday ku waayeen. Markii dagaalku ka qarxay Muqdisho, dadkii degganaa magaalada in badan waxay u qaxeen waqooyiga magaalada iyo dhinaca Beledweyne, kuwo kalana dhinaca Koonfur iyo magaalooyinkaJubbooyinka oo ay ka mid tahay magaalada Kismaayo. Colaaddu waxay la guurtay dadkii qaxayay, waxayna muddo yar gudaheed ku faaftay dhammaan dalka cirifka cirif. Dagaalku ma ahayn mid qabyaaladdu keligeed ololinaysay ee waxaa qayb weyn ka qaatay hardankii ka dhashay kala ridashada bililiqada iyo dhacii aad u baahay. Buuggu wuxuu akhristaha marinayaa dhulal badan oo Soomaaliya ka mid ah iyo dalal ay ka mid yihiinJabuuti, Itoobiya, Masar iyo Maraykan. Dhulka Soomaaliya iyo dalalkaas qoraagu wuxuu wax ka xusayaa taariikhda iyo dhaqanka dadka. Waxaa akhristaha la horkeenayaa dadkii dibadda u qaxay oo intooda badan aan af Soomaali mooyee af kale aqoon, horana aan u arag dhaqan shisheeye, dhibaatooyinkii ay la kulmeen." --
"This book is about Mogadishu, the problems that resulted in the 1991 war bombing in Mogadishu and the widespread displacement of the Somali people, the people war-scattered and abroad. Here is described the people fleeing the struggle, to save themselves. People have experienced murder and discrimination, and many were killed. When the fighting erupted in Mogadishu, many residents city fled north of the city and south of Beledweyne. The fighting was not only tribalism, but looting was widespread. The author will remember the history and tradition of his people. The reader is introduced to people who fled, who never knew other languages, and never saw a foreign culture." --

Title availability
About
Subject and genre
Details
Publication
- [Place of publication is not identified] : [Self-published by the author?], 2023., © 2023
Opinion
More from the community
Community lists featuring this title
There are no community lists featuring this title
Community contributions
There are no quotations from this title
From the community