Title rated 0 out of 5 stars, based on 0 ratings(0 ratings)
Book, 2020
Current format, Book, 2020, Daabacaaddii 1aad., All copies in use.
Book, 2020
Current format, Book, 2020, Daabacaaddii 1aad., All copies in use. Offered in 0 more formats
"Xogoggaalnimo waa kitaab soo baxay waqti ku habboon oo diiradda saaraya taariikhda mucaasiriga ah ee Dalweynaha Soomaaliyeed oo si gaar ah, oo faahfaahsan u sugaya halgan kii gobonnimada iyo dad kii u hawl galay. Tu kale, si dhab ah ay’uu u iftiiminayaa arrimo badan oo madmadaw ku jiray iyo muran dabadheeraaday; qaar kood si badheedh ah loogu madalhufinayay dadka, sababo la xidhiidha dano gaar ah ama dano shisheeyeed awgood. Run tii, waa kitaab dhagaxalgal ah oo ku baraarujin doona da’yarta Soomaaliyeed taariikhda iyo waddaniyadda, kuwan la’aan tood oo aan ummadi lahaan karin xornimo iyo qaran toona. Ilaahay ha ka abaalmariyo Jaamac Maxamed Qaalib dedaalka uu geliyay hawshan."--
From the community