Title rated 0 out of 5 stars, based on 0 ratings(0 ratings)
Book, 2021
Current format, Book, 2021, , Available .
Book, 2021
Current format, Book, 2021, , Available . Offered in 0 more formats
"Buugyarahani waxa uu tibaaxi doonaa taariikh nololeedkii, Alle ha u naxariistee, Ugaas Xirsi Ugaas Maxammed oo noolaa qarnigii labaatanaad. Masuulkaan oo ahaa reer Gedo ayaa taariikh mug weyn iyo saamayn xididdo aasatay ku yeeshay bulshada reer Waamo iyo gobollada deriska la ah. Wuxuu buugyarahani tilmaami doonaa noloshii kala duwanayd ee uu maray Ugaasku yaraantiisi ilaa dhimashadiisi. Shaqadiisi, waxtarkiisi, iyo caqabadihii uu la kulmay intuu taajku saarnaa ayuu wax ka mid ah iftiimin doonaa." -- "This book will describe the biography of, may God have mercy on him, Ugas Hirsi Ugas Muhammad, who lived in the twentieth century. This official, who was from Gedo, had a great history and deep-rooted influence in the community of Waamo and neighboring regions. This book will describe the different lives that Ugas went through from his childhood until his death. He will highlight some of his work, achievements, and challenges he faced while on the throne.
From the community